



Filed under: Uncategorized | 14 Comments »
Mujaahidiinta Somaliyed Iskaashanaya ee Xarakatu shabaabul Mujaahidiin & Xisbul-Islaami ayaa dib u qabsaday Isgoyska Degmada Beexaani iyo agagaarka Hotel Global iyo qaybo ka tirsan goobihii maanta ay la wareegeen Moriyaanta Dawadhilifyada
Dowlad kushegt ah iyo Kufaarta Madow ee looyaqaano AMISOM oo iskaashanaya wuxuuna Sarkaal Sare oo ka tirsan Xisbul-Islaami uu noo xaqiijiyay in Gelinkii danbe ee maanta ay ku qasbeen Taangiyada Kufaarta AMISOM in ay dib u gurtaan kadib markii ay Gantaal la heleen mid ka mid ah Taangiyada kaas oo ay waxyeelo soo gaartay wuxuuna sheegay in ay la beegsadeen Lidka Taangiyada oo uu diiday in uu noociisa sheego Xeelad military awgeed. Read more »
Filed under: Uncategorized | Leave a Comment »
War Deg Deg ah.Xoogaga Mujaahidiinta Somaliyed Xisbul Islaam iyo Xarakadda Mujaahidiinta Al-Shabaab oo iskaashanaya
ayaa Galabta 05:00 iyo Qadar daqiiqado ah la wareegay Gacan ku haynta
Hotel Global illa Nawaaxiga Safaaradii hore Sucuudiga ee Degmadda
C/Casiis ee Magaaladda Muqdisho. Dhanka
Degmadda C/Casiis Xoogaga Xarakadda Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa la
sheegayaa in ay Caawa ku suganyihiin Masjidka C/Casiis gaar ahaan afka
hore ee Dekaddii hore ee Muqdisho. Read more »
Filed under: Uncategorized | Leave a Comment »
Agaasimihii Waaxda Ammaanka Gobolka Banaadir ee Dawadhilifyada Dowlad kushegta ah Murtad Nuur Xasan Cali (Nuur Daqle) ayaa ku Bakhtiye dagaal ka dhacay Waqooyiga Magaalada Muqdisho.
Sida webka AMINARTS ay u xaqiijiyeen saraakiil ka mid ah Maamulka Dawadhilifyada Gobolka Banaadir Agaasimihii Waaxda Ammaanka Gobolka Banaadir ee Dawadhilifyada Dowlad kushegta ah Murtad Nuur Xasan Cali (Nuur Daqle) ayaa maanta ku geeriyooday dagaal culus oo xoogagaMujaahidiinta Somaliyed iyo Dawadhilifyada Dowlad kushegta ah ku dhexmaray degmada C/Casiis ee gobolka Banaadir. Read more »
Filed under: Uncategorized | Leave a Comment »
Dagaal xoogan ayaa goor dhow ka bilowday Degmada Dharkeenley ee galbeedka Magaalada Muqdisho, kadib markii dagaalkaas ku bilowday madaafiic la is weydaarsanayay.
Dagaalkan ka qarxay xaafado ka tirsan Degmadaas ayaa daba socda kuwo horay halkaas ugu dhex maray Moriyaanta Dawadhilifyada Dowlad kushegta ah iyo isbaheysiga mujaahidiinta Somaliyed. Read more »
Filed under: Uncategorized | Leave a Comment »
Jabahadaha Soomaali-Galbeed ayaa sii laba lixaadiyay weeraradoodii ku dhufoo kadhaqaaqda ahaa. Usbuucii dhawaa waxaa si xun loo naafeeyay ciidamada kufaarta Itoobiyaanka ah kadib markay isaga horyimaadeen goobo ay kamid ahaayeen deegaano hoos taga Qabri-Dahare, Jig-jiga, iyo Degahaber oo dhaca dhanka Bari ee Caasimada Addis Ababa. Waxaa halkaas lagu sheegay sida aanu kaxiganay wararka idaacadaha in looga laayay taliska Tigreega 90 askari waloow afhayeenka xukuumada Addis Ababa u hadley oo lagu magacaabo Bereket Simon uu sheegashadaas ku tilmamay been, laakiin waxuu cadeeyay dagaal inay isaga horyimaadeen. Read more »
Filed under: Uncategorized | Leave a Comment »
ALLAHU AKBAR Villa Somalia oo caawa Bakhti badan dhax daadsanyahay kabdib markii madaafiic dhowr ah lagu garaacay.
mujaahidiinta Somaliyed ayaa caawa uaargudaya walaalaha masaakiinta somaliyed lagu xasuuqaye muqdisho Read more »
Filed under: Uncategorized | 1 Comment »
Xaalad degenaansho aan cago badan ku taagneyn ayaa laga dareemayaa goobihii maalmihii u dambeeyay lagu dagaalamayay, iyadoona xaalada saaka u muuqato mid ka duwan sidii maalmihii la soo dhaafay.
Rasaas goos goos ah ayaa labada dhinac isku dhaafsanayaan xaafadaha ay isku hor fadhiyaan sida qeybo ka mid ah Shibis iyo C/casiis, waxaana dhinacyadaas ay yihiin kuwo isku hor fadhiyay dhinacyo ka mid ah xaafadaha degmooyinkaas. Read more »
Filed under: Uncategorized | Leave a Comment »
Maxkamadda Islaamiga ee magaalada Marka ee Xarunta gobolka Sh/hoose ayaa xukun gacan goysmo ah ku fulisay nin lagu helay fal xatooyo ah.
Maxkamadda Islaamiga ee Xarakatul Shabaabul Mujaahidiin ayaa shalay xukun xad Oofin ah ku fulisay nin lagu magacaabo Maxamed Islaaw oo ahaa nin dhalinyaro ah oo da’diisu taha 30-jir oo lagu soo eedeeyay in uu ka xaday Deegaanka Gandaabe ee gobolka Sh/hoose Neef Lo’ah kadib markii ciidamada Xarakatul Shabaabul Majaahidiin ay ka soo qabteen meel aan sidaa uga fogeyn deegaanka Gandaabe. Read more »
Filed under: Uncategorized | Leave a Comment »
Xaaladaha Goobihii Shalay oo dhan Dagaaladda Culusi ka socdeen ayaa saaka degan inkastoo mararka qaar la maqlayo Rasaas goos goos ah oo ay labadda dhinac is-weydaarsanayaan, waxaana dhanka kale la sheegayaa in ay Kufaarta madow Ciidamadda Calooshod ushaqeystayaasha AMISOM wadaan Dhaq-dhaqaaq ciidan oo aan la sheegi Karin ujeedkiisa xili Midowga Gaalada afrika laga war dhowrayo inuu fasax u siiyo inay wax weerari Karaan si ay u difaacaan Dawadhilifyadooda Dowlad kushegta ah.
Dagaalkii shalay ayaa ka dhacay Kaaraan, Shibis, Beexaani iyo Boondheere waxayna Dad Goob joogayaal ahi u xaqiijiyeen Bogan AMIN ARTS in laga qabsadday Moriyaanta Dawadhilifyada Dowlad kushegta ah Goobo ay ku sugnaayeen oo ku yaala Beexaani iyo Kaaaraan, waxaana uu Dagaalku ku sii siqayaa Hotelka Galobal iyo Xaruntii Gaadiidka Booliska. Read more »
Filed under: Uncategorized | Leave a Comment »